Astaan

Astaan Astaan

  • 30
  • 55mn
Astaan Is a Channel that aims to provide a mix of Entertainment and Educational videos that people can benefit from.

Video

18:47MAADEEYS COMEDY: Xalqada 10-AAD
MAADEEYS COMEDY: Xalqada 10-AADvisningar 22tnDag sedan
7:03Film Gaaban  Kartida Aamina   Xuquuqda Haweenka  2021
11:34MUSALSALKA ISKAABULO XALQADA 9 AAD
MUSALSALKA ISKAABULO XALQADA 9 AADvisningar 3,9tn22 timmar sedan
31:50WEYDIIMO XALQADA 22-AAD | ASTAAN TV | HD 2021
5:17Maskiin Kaal Maalinta 22-aad | Astaan Tv 2021
28:49MAADEEYS COMEDY: Xalqada 9-AAD
MAADEEYS COMEDY: Xalqada 9-AADvisningar 41tn22 timmar sedan
34:51WEYDIIMO XALQADA 21-AAD | ASTAAN TV | HD 2021
12:59Maskiin Kaal Maalinta 21-aad | Astaan Tv 2021
11:34MUSALSALKA ISKAABULO XALQADA 9 AAD
MUSALSALKA ISKAABULO XALQADA 9 AADvisningar 4,8tn22 timmar sedan
10:35Maskiin Kaal Maalinta  20-aad | Astaan Tv 2021
38:00WEYDIIMO XALQADA 20- AAD | ASTAAN TV | HD 2021

Kommentarer

  • WAR COMMENT GAH INAN AQRIZTO UZOO GALAAH FAALADA VIDEO GAH WAA MXAY MEEZHAAN LIKE TA LAWADA TUUGSANAYO 😅😅

  • Dhaqso ino soo daaya yaqye

  • Barmaaminki qaraaxo nimco magan ama maxamed qadar. Mad no keentaan reero kamal daari..

  • I wonder why the driver is wearing a mask?

  • Anigu Nimco Magan rabaa ama maxamed qadar.

  • Istaqfuralah abdikariin ali shaah ilaahaybuu caaayay subxanalah

  • Kkkkk walahi waan qoslay kiyara wuu rafade

  • Wow another level 24 hours kayar iyo 100k view and above 👏🥰SOMALILAND dhiiGa

  • Ninkani waaa reer somalind luqadaan ka gartee dhiigu waaa cajiib ku qabsadadee isaaq isaaq ayaa kasoo uraaye🤣🤣🤣👑 quruxlow

  • Wlhi gabadhaas alle dulqaadka haw si siyaadiyo Wlhi qof intu fican yahay ayey ficantahay wanaagi oo qofa

  • Astaan kalsoonida barnaamijkan Waa lumisen, qoftan wexey u muuqata inay qish heshay waayo maba ka fikireso sualaha jawabta in ay u diyarsan tahay camal sida ay ula soobodeso. Tartamayshi hore xoga murugo aa ka muqatay qoftan happy waye 90ka nice acting 🎭.

  • Fanaankii qarniga ayad haysaan

  • Waar maxaad aniga igu gashay😂😂😂

  • qof mid jawaabaha loo sheegayey ayey u egtahy

  • Maryan ahmedey barnaamijka weyka badisey 😅

  • Hamda

  • Wlhi Waxaan Qirayaa Wiilkaan In Uu 100% Iga Dulqaad Badan Yahay 🙄🙄

  • Qoraxdo so jeedo biyo ma la cabaa nin weyn a tahaye soon illahey ka baq oo soon 🤠

  • Scw

  • Scw

  • Ani xataa ma aqaan abwaanka

  • Ninka shati cad acudu billahi

  • War like iyo midna idinka dooni maayee filim ka tartiib udawada Hhhh waa prank yaah

  • Prank inuu Yhy Wuuba Fahansan Yhy mxaa Astaan Wxaa Rabtmd maa noola imaanysiin 😂😂🖕

  • saddexda garsoore. shumac shaam shaadiyo mxa waye isku joog miya tihin. magac hal xaraf ka bilwana wah

  • Wow

  • Sorry pro Abdikarin Cali Shaah🙏🙏

  • Inta iidkan dhageysatey like saar

  • Midhba kama fahmin war dee reer xamrkaa kuleh from gobalka raga now

  • Hadii ninka sharka cad laga sari wayo baranamijkan aniga astan unsubscribe aa leyhy

  • C/KARIIN WAA XANAAQAY

  • Wllhi samirkaapa malihi beri hora lapdoodapa wejiga ka candhuufeyn lahaa😤😤🤣🤣🤣🤣

  • Gabdhan waxay ahayd gabdh aqoonteedu sarayso lakin dawaadayaasha ayaa ileeyay 🤣

  • C/Karin wuu dambabay subxanallaah

  • Wallee Dhalinyaradii Xamar looga suuldhabaalee, Kooxda Muusigga wax laga fogaan karo ma´aha waxey Noqdeen Magnet soo jiita Fanaaniinta heesta.

  • -- Farqiga u dhaxeeYa reer XaMaR iyo reer waqooyi Inay reer waqooyiga fartu gaadho oo aY kuLuL YIHIIN Isla markaana wada dhiig YIHIIN. Cabdi kariim cali shaah video 9:46 Qamar suugaani video 17 min

  • Codka sida udhaama. Keep going

  • Anageey waxaas noo sheegaan waa waxa eey wada og yihiin cadey cameradu wxy ku xiran thy gaariga gudihiisa dadku markeey banaanka iskula degaan camerada duubi xagee ka socotaa hadeeysan aheeyn qorshe iyo baleen leeysla wada og yhy oo laga soo wada shaqeeyey

  • Mashalah Chef Saalax waxaad so bandhigte cunto shidan

  • Wxn afxumaa Xabad kma Fahmin 🙄🙄

  • scw scw scw..

  • Masha allha ramadan mubarak 👍👍👍👍👍

  • War aa imdee tlka isiya😭😭😂😂

  • Amadi walashis

  • ilaa hada maba ka daalo Lol 😆 yaa ila mid ah

  • labada ninkle idinka.khatarsan xaga jilniinka

  • 😁😁😁taagerada Arsenal ba dulqaadka u yeeshay Rijaalkan

  • Cabdi karim 😁😁😁😁

  • Eid Mubarak

  • Somali galbeedna dee kudara

  • Wiilashi baa isku badalay 👨‍🍳 chef masha allah hormar wac ❤️

  • Hambalyo

  • Mashallah walshy shukri

  • Zu aal odayga wax magaya saga danbe fadhizsnaya eh Reer MuQDiSHo 90 biyu cabayaye Manu zomanen😂😂😂😂

  • Kan darawal maa hee hala soo qabto dadkuu dilaaye😂😂😂

  • Waa kayaabay Xididada Kacay wuuuuuuuw

  • Masha Allah she is the only one

  • Dayax dalnurshe please

  • Afsomaligin mafahano anaga

  • Qadar muruqiisa ka baqden ninku yuu idin jajabin

  • Intaa igu raacsan In Reer Hargies qaraaxada lagag fiicnyahy liket dhac 🤣🤣

  • Halka ka xanajinta reer hargeisa ayaa dhab ay ka tahay

  • Wan u hambalayaynayaa caisha waxay muujisay dadaal hambalayo abayo Wariyahana waaa salamayaaaa degananta Allah haku siiyadiyo🌺❤️

  • Alla reer xamarku dulqad badana

  • Shushuu❤❤

  • Nasra abtidoon iyo shuushu ❤😂

  • Haa Xaqiiqdii

  • Waxan Miyanay Iska fahansaneen MAY sidi Maryaney Iska Qoslaaan Wuxu Xagay Isuwaalayaan😂

  • Jaamacada muQdisho Qaarkood iney faalso yahiin barnaamijkaan ayaa soo bandhigey

  • Walaal ilaahay khair ha ku siiyo laakin hooyadiis numberkeeda meesha maxaa ugu soo qoriweyday? Dadka teleefanadooda xalqad kasta waa inaad raacisaan.

  • 50/50 iney istacmaasho ayaa fiicneed 👏👏

  • Oday abdikariin waa dadka dagan ayuu ku jiraa ee dhex dhexaadka iska ah 🙌

  • War dadkan iyagaba is dagalaye gacan fudydaaa dagal ka soo horeya afka hadl dhan ma yaqanaan

  • Reer Hargaysa is muujiya 👍

  • Odaygaa miyuu iska amuso labada nin isku daaayo iyagiibaa buuq si raataye 🤣🤣🤣

  • Wan farxay wlahy🤟🤣markan apdi kariin arkay

  • Wallhi wa qof akhlaaq lagusoo barbaariyay m.a dulqaad badana

  • Guray barwaqo noso qabta

  • Xeetahay ninka weyn e afkiisa aan garaneynin

  • Cabdikariin cali shaah srry brother Keep going geezigaya huno