Abukar Mahdi

Abukar Mahdi Abukar Mahdi

  • 30
  • 189mn
Fadlan Subscribe to abukar mahdi

Video

43:28XUJO PART 57 FULL HD 2021
XUJO PART 57 FULL HD 2021visningar 295tn22 timmar sedan
45:02XUJO PART 56 FULL HD 2021
XUJO PART 56 FULL HD 2021visningar 292tn22 timmar sedan
4:00MGT TRADERS XAYEESIIN
MGT TRADERS XAYEESIINvisningar 29tn7 dagar sedan
12:12KAFTAN XALAAL AH RAMADAAN MUBARAK
KAFTAN XALAAL AH RAMADAAN MUBARAKvisningar 84tn7 dagar sedan
46:21XUJO PART 54 FULL HD 2021
XUJO PART 54 FULL HD 2021visningar 311tn7 dagar sedan
43:36XUJO PART 55 FULL HD 2021
XUJO PART 55 FULL HD 2021visningar 394tn7 dagar sedan
34:55XUJO PART 53 FULL HD 2021
XUJO PART 53 FULL HD 2021visningar 333tn14 dagar sedan
40:03XUJO PART 52 FULL HD 2021
XUJO PART 52 FULL HD 2021visningar 369tn14 dagar sedan
19:17XUJO DOOD KOOXDA DHEX MARTAY  GURMAD 2021
XUJO DOOD KOOXDA DHEX MARTAY GURMAD 2021visningar 133tn21 dag sedan
15:43XUJO HADIYADO \u0026 KAFTAN 2021
XUJO HADIYADO \u0026 KAFTAN 2021visningar 74tn21 dag sedan
42:11XUJO PART 51 FULL HD 2021
XUJO PART 51 FULL HD 2021visningar 333tn21 dag sedan
40:57XUJO PART 50 FULL HD 2021
XUJO PART 50 FULL HD 2021visningar 366tn21 dag sedan
19:22XUJO KOOXDA KAFTANKII UGU QOSOLKA BADNAA
XUJO KOOXDA KAFTANKII UGU QOSOLKA BADNAAvisningar 137tn28 dagar sedan
40:55XUJO PART 49 FULL HD 2021
XUJO PART 49 FULL HD 2021visningar 417tnMånad sedan
34:44XUJO PART 48 FULL HD 2021
XUJO PART 48 FULL HD 2021visningar 340tnMånad sedan
18:02XUJO KAFTANKA KOOXDA QOSOLKA ADUUNKA 2021
37:33XUJO PART 47 FULL HD 2021
XUJO PART 47 FULL HD 2021visningar 406tnMånad sedan
32:03XUJO PART 46 FULL HD 2021
XUJO PART 46 FULL HD 2021visningar 332tnMånad sedan
25:33XUJO FOORJO KOOXDA DHEXDOODA 2021 HD
XUJO FOORJO KOOXDA DHEXDOODA 2021 HDvisningar 137tnMånad sedan
42:00XUJO PART 45 FULL HD 2021
XUJO PART 45 FULL HD 2021visningar 439tnMånad sedan
34:44XUJO PART 44 FULL HD 2021
XUJO PART 44 FULL HD 2021visningar 343tnMånad sedan
35:38XUJO PART 43 FULL HD 2021
XUJO PART 43 FULL HD 2021visningar 508tnMånad sedan
6:15SHEEKADAN AYAA LEYGA CODSADAY INAAN DIB U
47:32XUJO PART 42 FULL HD 2021
XUJO PART 42 FULL HD 2021visningar 398tnMånad sedan
43:27XUJO PART 41 FULL HD 2021
XUJO PART 41 FULL HD 2021visningar 535tn2 månader sedan
42:14XUJO PART 40 FULL HD 2021
XUJO PART 40 FULL HD 2021visningar 363tn2 månader sedan

Kommentarer

  • Ramadan Karim.to Muslims

  • Allaha unaxariisto abwankeena aad ayan u ilmeyay wlhi waxana kasii ilmeeyay zainap cige aad 😭😭😭 qofwalba inta qofkakale kaaadhawesta ayaad kanaxda marki dhibgaro

  • romeo is the best actor

  • Nastedo tan kudhacdey wan kaxumahey lkn Romeo 👍👍👏🤣

  • Deyniile dhulal ka gadan laheynee nastexo😀

  • Waxba kadhacey khadra iyo feynus iyo maxa kalaqabsadey wlhi waa igaqosliyen ♥️👏

  • Qadra odaygeeda waa oday yaroo catuuti ah I like him

  • M..a🥰🥰🥰

  • Alla illahaw Cimriga u dheere Mamo Faynuus Naa naga aamus Waxasi waa wixii Lagugu furaye😂 Gabadh yar oo 15 hadan udhisi waayo hadan rabana Anigaba isku qaboojinaya🤣🤣alla beerka

  • Kkkkkkk Walee waa Fariid khadra kulahaa Naa muxu yidhi 4 baa Laybaneeyay 1234 Muxu haysta Caruurtiisi ba halkan ku bakhtiyayse Naa idhaafi Ninka Adaa La balamaye😂😂😂 Wlhi Anigu ba Sidaasan yeeli lahaa naa indha Adaga nimanku Nin naag kale qaba muxu ii sheega aniga Waar idhaaf Awawga La dhaxalye

  • Kkkkkk hoyaday ayan ka Maqli jiray Lacageey Nin ku doonay ku Waa wlhi Lacag Daraaded waa Loo suuxaa aar Lacagaa Maxa la jecelyahay Xaarka qarmuun hadii uu Lacag lahaan lahaa Malabow aa la dhihi lahaa xaar lama dhihi leheen aar yaa Lacag isiiyo😂😂😂

  • Wuxuu kuyidh romeo Nastexo demond leyku Haystaay anaa Hayaaa. Wuxuuna ka dhex helaay boonbaliihi aay nasteexo xasusuta u wadatay. Lakiin maysan Filanen ineey ku Jirto demond sidaas Darte Maskin Rimeo oo dhibteesanaa ayaaa Calaf siiyey inuu Helo Sababtu Ku Heelayna ayaa waxa ahyd inuu Isgaa u Yahay shakhsi markasta Nafsi laga galaayo La soco Filmka Nuxurkisa inchalah Sea angen thank Abubakr Mahdi Janada ino balanaa Ninkan xalkan Ka salamayo Ayaa ah Isaguna Ajey Ninka iga Qosliya Kulaaha wanoo Midha anaa akhiiro Jooga🤣 Mama Somliyed faynus shiikh dahiir Rabi subahka cimriga haku barkeyo hoyo♥️ dhamantinba Ma Wada dhacdan aad baan Idin Wada salaamay❤

  • Akhiro ☎ maa laga hela Subxaanallah subxaanallah subxaanallah subxaanallah subxaanallah subxaanallah

  • I miss qooto qooto

  • 😂😂😂😂😂😂😂

  • Kkkkkk

  • Odayga vollumeka ayaa ka naaqusan

  • thanks abuukar mahdi aadban ula socdaa ruwaayadaha aad bartaada soo dhigtid

  • loof fhac zoi

  • Nasteexo naag ween oo ilmo ilmo cml isu maleyneysa ayada dhan ba dhaadhaan dhaadhan cml ayey naqatay Bom😂

  • Wax ka dhacdey walalk iskum hubtid dumshida ha colaadin☺

  • Ejey ninka iyo romiyoow waa labada ugu qoslkabada waa fuurey qosel weey dhaaftey ilin iga timid

  • faynus kulah hadan kufureeynah ma ayada qabteeye

  • Waaa laygu maad sadaa}] waa hiisihii hore oo mcn walahay xasuusbad igaliseen

  • Kkkkkkkkkk

  • Waa wax jira arimahaas runtii

  • Xasbunallaah wanicmal wakiil AJ manakoobiyada haladhigo

  • Hhhh

  • Waaaaaw isbatoore Ali Saluto. Waa ku heeystaa lakiin hana xirun 🤣🤣🤣🤣

  • Aasbaro faro dheer maskii wax mataqaaniin.🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • Aasbaro anwar aaba ka tuugsan luuq luuq vadan uu yaqaan 🤣🤣

  • Asc

  • My boys are coming Thursday Want to talk to my sister she is worried

  • Wlhi xaraabu noqdeey iyo waji kale

  • ❤❤❤❤

  • Filinki inabaa cadi mahaan

  • Tem xujo dad nool walhi

  • Romeo isaga lacag dhacow lee muu ku jiraa kaaf iyo klala dheerina waan ogaa ilhaan xarago siduu u dhacay

  • Dahaba dahaba wlhi

  • So sad walahi. Wan qiroday hablahayagii allah ha idin afido walalo❤️🌹. Hadi somali tashato her waygadhilahayd walahi 🥲🥲🥲

  • Kkkk wayabe nastexo qeebta kala tuurka mey qabilsantahay wa un lakala tuura marwalibo

  • Acshinka boorsada lacagta markuu xirayay sifican uma usan xirin halkaa nashqad ahan waa ka fashilmay inta yar kaliyah sida kale caadi mahan fimimaantiin oo dhan waxaa ku baxday fikir fiican ilaahay ha idiinku kuuleeyee guusha aad higsanaysaan

  • Waxan kaga mahad celinaya🙏🏼 sida qurxon bdn ee telkeyga sve kugu yhy wll🤳🏼 an isku dhafsanay ❤️💙 Sve waaad ii thy ✍🏽 dhankaga iga hubi wll mcn🤝🏼

  • Kkkkkkkkkkkk

  • Nastexo ciqab ubilawatay sorry😰romiyow dhibkisi miyu bilaway

  • Camera camera lagu dul hayo cajabnaakum

  • Naag polis ah koba dhaadher ma qadataa waye deh🤔😁

  • waakaasey haduu igu socdaa roomiyo oo sidii sii hore noobilaabey continue

  • Hada dawanaya manta dadka habsanka ku jira 😂😂

  • Aboo roomiyow wee ukala kacdayee

  • Roomiyow Actor buuxa waaye.

  • Mamo mamo mamo mamo mamo mamo ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ I love you so much my everything mamo🥰👑

  • Hhhhhhh hhhhhh

  • Waar Odaygii Zhkpy Mr.Roomiyow Way Ugashay Walee 3.5milyan baa guri la siistay Sida Dhaxalsugaha Sucuudiga( MBS ) eesh qiyaasak beela waayabeee

  • MAKA KOUHARKOO KAMASOUBLAAA MOUGARKOU HOUHIKAMAIRRIIILAAAA MURUGAGARBAYYYY HOYOEDOMACANNE WAAA OYINNHYER ALLAH KOU NARISTOOO HOYADAMACANNE ALLAH ACCUEILLE AU JARDINVALLEY FIRDAWS HAALAH KAWABIRO GABRIGA WASSAR HOUGA DIIGO AND ALL HOYOHINNENT DIMATAIENT ALLAH HOUWADA NARISTOOS ACCUEILLENT LEURS PARADISE ETERNALLY AU JARDINVALLEY FIRDAWS HAALAH KAWABIRO GABRIGOGIIS WASSAR HOUGAWADA DIIKOO KITABGOGIS KAMAHAAS HOUGAWADA DIIBOOO AMINE ALLAH

  • Romiyo kkkkkkk

  • 😡😡😡😡😡😡🎎

  • Inta jiifka kudawanaysa likta ha ila dhaafin🥰😊

  • 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • Layla Biuti faam

  • 🥰🥰🥰🥰💋💟❣💚

  • 👍👍🙋‍♂️🙋‍♀️

  • 😁😁💋🥰🥰🥰

  • Abukar mahdi magteyda in loo raadiya waaye cawa saan u qoslaylee inta u danbeyso AJ yaxye iyo mama Feynus waan fuuray 😂😂😂😂😂

  • Masha Allah xigmad bakudhmataya isug aleguesed xaskagag

  • Asxaapey aniga wxnku wareeray lcgta filinka lagu jilayo faalsi miyaa mise waa lcg dhap ah😍

  • Jimcihi inte ka haray wll yaal jimcada iyo isniinta mad noga dhigtan 7 waaa nagu dheeryahy💋💋💋💋

  • Ramadan kariim ❤❤❤

  • Dad an tageero ramadan kariim 🥰🥰❤❤❤❤

  • Asc aqiyarta gurmat wxn halkan kalla hay bosbaas awy

  • Teamkan waan u bogay ruwaydahooda ilaa wax ku xidhan kaaf iyo kala dheeri go forward 😍💯👍

  • Maasha allah

  • Ramadan Karim Malwal bojog tan waxa aad u jeclahy dhan Kamaser ka

  • Faynuus kudyudiyaha may taqaana fananad sare waankujecelnhy hadaad nala dareemayso kuduudiyihii burco one love🤣🤣🤣🤣

  • Nasteexa yaabtay caawa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • Wn huwa 2021 bisha 5naad ina ila dwn dotid like isaar

  • Asparo mooryaan u ahaan jiray sidu xabada u ridaayo

  • Romeo nasteexo amuu dilaa ani waa shakiyey🙄🙄🙄

  • wow, beautiful actress mashallah.