Rasmi Rays

Rasmi Rays Rasmi Rays

  • 30
  • 22mn

Video

38:59RASMI RAYS OO JAWAB KASO BIXISEY ARINKA DHACAYE
11:39RASMI RAYS OO SO BANDHIGTEY WILKEDA MUCAAD YARE
13:16RASMI RAYS IYO BIDHAN QURUX MAXA KALA QABSADEY
12:50Rasmi Reys gabadha ee dishe ma runbaa mise waa been?
11:50RASMI RAYS MIYAA GUURSATAY............
RASMI RAYS MIYAA GUURSATAY............visningar 181tn2 månader sedan
11:35Rasmi rays oo ugu dambeyn soo saarte kareemadii !!!!
15:18Rasmi Rays Gurigeeda Cusub Maxaa Ka dhiman
Rasmi Rays Gurigeeda Cusub Maxaa Ka dhimanvisningar 200tn4 månader sedan
8:55HANBALIYADA 200K RASMI RAYS
HANBALIYADA 200K RASMI RAYSvisningar 105tn5 månader sedan
4:02RASMI REYS ISTAQFURALLAH OFFICIAL VIDEO 2020
RASMI REYS ISTAQFURALLAH OFFICIAL VIDEO 2020visningar 1,6mn5 månader sedan
3:41RASMI REYS LABA GOODLE BYE BYE QUEN TASHA
RASMI REYS LABA GOODLE BYE BYE QUEN TASHAvisningar 410tn6 månader sedan
12:58RASMI RAYS OO JAWAB KA BIXISEY FURNINKEDA
RASMI RAYS OO JAWAB KA BIXISEY FURNINKEDAvisningar 312tn6 månader sedan
10:03Raali galin iyo mahadnaq Rasmi rays iyo farhaan yare
19:34vlog 3xaad rasmi rays iyo farxaan yare
vlog 3xaad rasmi rays iyo farxaan yarevisningar 66tn8 månader sedan

Kommentarer

  • Zxb dad aya jiro idin firsanayo zxb iska amus plz zxb

  • Abyo plz waxa ka fcn ninkas inad ka amusto sidi ad uamus ned hadana ka amu bbe

  • Mandela day

  • MaxA qalad ka hadlee been leeyeee Adoo lagu furin aa dhahdee waa lii furay balaayo been badan

  • Alexia Clark America the weather for today sky world without God sexy dada Jurassic world Lego Movie o El Cocina separately game 56 italics customers can smell like I was so mad when I tell him with the sound of the Middle School credible again I am I shallow

  • Maa jaceyl baan jiirin dunida manta mise calafka shaqeysanaya 🥲

  • Nin Somali ah ka dheerow habo

  • doorashadaadi kobad baa qaldanayd byo mcn wxd siisayna sadaqo alle hakaga dhigo lkn inad qarisa haboonayd😭😭

  • Gorigaag kasxrsan😳😂😂😂

  • ❤️❤️❤️❤️ sorry sister

  • Illhay dabkan idinki shidan haydinka damiyo oo saad iskugu farxanyden ee hore haydkuso celiyo wllhi gabta ayan arintina dhagysanayey 2:30 imigooy tahy 10:7 fidnimo oon dawnyo vediogan wallhi wan ooyay illhy wxn idinka baryay waa malmo ramadane inu isku kiin so celiyo waliba sidinii iyo si ka qurux badn ku nolatan 💔🥺🥺🥺😮‍💨

  • asc

  • Naag uurle maa furantaa horta?😂😂

  • Waan amini la ahay dadkii sidaa isku jeclaa isoscayaa

  • Dumashi Rasmi qurux this is life ha niyad jabin hore uga soco nolol qurux badan ayan idiin rajaynaya both ofyou......from Hargeisa

  • Abyo wa bil ramadane plz iscafiya oo adiga karoono iskadaay

  • Allah waa la aba ay inanta wiilka kaqabta ina adeeray intaas ha udhaafin

  • inta rasmi jecel like dhac

  • Jaceylki khabyobeyow nasiib khadar baajiyow khimaad ku la heyd agteyda😭😭

  • Stop Wallo waxan ku shegayaa somalidu waxay tirahda Hadalku intu ku jiro uurkaga wa dahab Fankaga iyo show off dawada isagana weligay codkisa ma dhegaysan kenya airport ku bartay Adiga SEnewss kugu bartay Lkn yooh yoohtan wa laga wngsn yahay Wa bil ramadan stop stop plz Way ku fcn tahay haday inta dhafto sarirta waxa ku samynaysen bay gadhi Jacaylki hadu dhamatay hadalkuna ha dhamado Wa naxay

  • Kusali nabigeni macaanaa

  • Scw

  • Inta dawnYsa inTay isfUren kadib like

  • Wlhi rasmiyey waa qalbi fiican tahay abayo 😭😭😭

  • Inanta waxbaa helay ilaahay ha u gargaaree

  • Rasmi adiga horta farhan ma aqanin malinti garonka Diyarada aad kuso dhaweysay ayan wajigiisa Bartay Farhan yare adiga aya na Bartay

  • Markuu meeshn ku wadayyy buu kudili raby😀😭😭😭😭🥺

  • Aniga isoo dhawee rasmi

  • WallaHi iminkan arkay wnn kxumahay waxa idin kala gaadhay ilmaha idin agfadhiya indhaha ha ka abuse garaynina walalyaaL😅😅😅

  • Sideey u leedahay subscribe asxaabay ila arka kkkkkhhhhh

  • Nin abaal maleh

  • Marka hore waan ka xumay sidaa laguu galay razmi lkn xaqaiiqada ayaa waxay tahay wayl kasta halkii ay isdhigto ayaa lagu gowracaa ninkan adiga ayaa si aada u care garayn jiray ugu danbayn cadarkii iyo uun sigii wuu ku cabudhay wanagiina wuu garan wayay lkn arinkiina mid run sheegaya 2 cidi magaranayso ugu danaby waxan idin xasusinaya tixdii abwaan hadrawi Shaashowdey bilicdii Ban martoo la garan waa Badhxantoo la maydhaan Waxa lagu balllaysimay Indho buuryo-goyseed🙏🙏

  • Inta aaan ogayn een la socon ee imiga bilaaty lana yaapan

  • Macha allah

  • Wlhi naagi waa naaguun 😂😂😂 ragii karamadoodi dhimatay

  • Inta marki La Fure Firsatey Like saar 😂🙏

  • I think marka xataa runtiis ayeey ahyd .. like saar hadaad igu raacsan tahy

  • I'm sorry farxan sxb Allah wuu kaga rumeeayy

  • markas wll aniga ilasoohadli kusheegay quruxey 0633908663

  • 😭😭😭😭😭

  • wlhi.horta kan adiga wajigaga kubaranay bahal gubtay u EEG ninmaha waa haaf nin.markas madax korkiisa itaala aniga ahaan markasta barbaridad berta adiga ku gubtaa markas nagbad guursaty ninmaha.uuna ceebebeyay markas waxan hadalkiisa inaga daa walhi waxan midh dhintay weeyi markasta aniga khaas ahaan madax korkiisa isaarantaha fadlan fadln fadlan rasmi rays ilsoohadal 0633908663 waksa

  • m.a

  • Iɴᴛᴀ ᴍᴜsᴀʟsᴀʟᴋᴀ 2021 ʟᴀ sᴏᴄᴏᴛᴀ ʟɪᴋᴇ ᴅʜᴀᴄ ɪɢᴜ sɪʏᴀ

  • Waa geesiyad naagtan walaahi

  • War ninkaan inu sohadlo mahayn balaaya ilahay tusay gabar wngsna ayu helay lkn iyadu may helin keedii

  • Guurka iyo nolasha sidaa mahan in laiscebeeyo ee waxa isku reebta waa iga talo mahan sidan waxa wanagsan wanagana alle haidin tuso

  • Ala🙈🙈😅😅

  • Rasmi ninka adiga kibriyey e lacgatada siyey adiga lagu siito atey aheyd ninkan umaadba qalbin xaqiiq!!

  • Wl come single rasmi

  • O haa

  • Hadaad Allah dartii u siin laheed wax masheegteen

  • Mida kale telefonka siduu kaga jibiyay

  • Rasmiyeey ishaalah intii aad uso samirtay Allaha aya kuu abaal marinaayo iskasabir abayo

  • Labadan maxa is dabo dhigey kkkkkkk yaab dadkeyku wey isqabi karan weyna isfuri karaan ceeb maha balse is dhafa

  • Rasmi waa ku wataa keep going 🥰🥰

  • Rasmi sharaf ba leedahay

  • Inta wax la iska sheegaayo lama kala dhamaanin wali waa la is jecel yahay, Inaad isku noqotaana waz yar baa idinka dhiman

  • 👏👏👏❤

  • dadka ilahay awuuray waxaa ugukaraamada badan Nabi muhamed scw hadaad jeceshahay kusali halmar ❤🌙

  • Waxaad kuqaldantahay walaal dadka aad wax siisay inaad ku sheegato

  • weey kabadisay wlhi runtiisa dhan banaankeey keentay wlhi moow kadhamaado maba heeysatee

  • Ilahey xaa naga qabal sonka esoboqo

  • ❤❤❤❤😁

  • Nolosha social media 😞

  • Rasmiyey adaa qif yaro ciyaala oo kubada melaha eryanay doonta wlal e raali noqo

  • Wax yaro uskag ah uskag ah baa helay inantaasi gob weeye e ciyaal ciyaal dhalay ba helay

  • Wiilka farxan dhalay mashegayo waalid ahay walalahii kiisa mu sheego

  • Nabi muxamed csw wuxu yidhi Qofka khilaafka Ama muranka so Af jara o halka kaga hadha waxaan U balan Qaadaya in aan guri uga dhiso janada Marka wlal Waa Bil ramdaane Sumcadaadana uma Quruxbadnee Halka kaga hadh🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • Hhhh war allh kabaqa oo iscafiya oo kala xishoda caaac ma ahan malin io haben subxanaka teda kale calafkina radsada acudukow 😍😁Hadi adan kala xishoneynin part part uso galiya subxanaka

  • asc

  • Ilaahow Tan Prank Ka Dhig🤣🤣🤣

  • Rasmiyeey borama gaajo igu heshay waadigi lahaa sawdigaa hotelada borama ka cuntaynaya

  • Mano sheegasho badnaa tan yari!! Ragow hablaha xoolahoda ha cunina!!

  • Beentii oo sideedii ah bay ino dhiibeen hase ahaate runtu uugu dhex sheegay kuma jecli kute illaahoow aanaan nin been been iyo run toono uugu ooyin nin la so taagan gabadh kalaan jeclay

  • Naftaada guda biirsii gacal moday dee galna wayba ku geen

  • Anu waxan ka yabay siday naagi nin u biili oo wax walba u siisa gadaalna kaso caytan sidan kulul hadi ula hadli lahayd malintay is qabeen waxa laga yabi laha wiilkaad inu is badali laha lkn intaa u qososhaan biishan waxwalba siisan hadhaw sanu sameeyayda dhaafa ilayn awalba wa ku qanacsanaydr

  • Mashll god protect u

  • Bismillah Bahdil Jirdilka ka fiican marka la dhahaayo waakan Rasmi kan waa kuu karbaashan yahay bis waaye 😂😂😂