XUJO PART 57 FULL HD 2021

Publicerades den 1 maj 2021
Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
RIIX LINK: senewss.info/my/TaUXnu9UcqSfp82r8GJm5g.htmljoin

Kommentarer

  • Masha Allah tabrikllha guul wacan my xujo cid wanagsan dhamaan muslimita malwabo aad joogtin ❤❤❤❤

  • Roomiyow Lacagtu Way uga Dartaa Waa Sidii Filinkii Horee Kkkk

  • Wow cabdixamid another level lol😂 Abukar Mahdi and xujo team salaan saare 💖

  • Mashalla

  • Aaway qeeptiikle

  • Film hadaleeba bilowday qaraxadiisi Romiyow marku bilaabo ladir nimadiisi inta ka heshay like ta mujiya

  • Ramadan Karim.to Muslims

  • Nastedo tan kudhacdey wan kaxumahey lkn Romeo 👍👍👏🤣

  • Deyniile dhulal ka gadan laheynee nastexo😀

  • Wuxuu kuyidh romeo Nastexo demond leyku Haystaay anaa Hayaaa. Wuxuuna ka dhex helaay boonbaliihi aay nasteexo xasusuta u wadatay. Lakiin maysan Filanen ineey ku Jirto demond sidaas Darte Maskin Rimeo oo dhibteesanaa ayaaa Calaf siiyey inuu Helo Sababtu Ku Heelayna ayaa waxa ahyd inuu Isgaa u Yahay shakhsi markasta Nafsi laga galaayo La soco Filmka Nuxurkisa inchalah Sea angen thank Abubakr Mahdi Janada ino balanaa Ninkan xalkan Ka salamayo Ayaa ah Isaguna Ajey Ninka iga Qosliya Kulaaha wanoo Midha anaa akhiiro Jooga🤣 Mama Somliyed faynus shiikh dahiir Rabi subahka cimriga haku barkeyo hoyo♥️ dhamantinba Ma Wada dhacdan aad baan Idin Wada salaamay❤

  • faynus kulah hadan kufureeynah ma ayada qabteeye

  • Wlhi xaraabu noqdeey iyo waji kale

  • ❤❤❤❤

  • Romeo isaga lacag dhacow lee muu ku jiraa kaaf iyo klala dheerina waan ogaa ilhaan xarago siduu u dhacay

  • Kkkk wayabe nastexo qeebta kala tuurka mey qabilsantahay wa un lakala tuura marwalibo

  • Acshinka boorsada lacagta markuu xirayay sifican uma usan xirin halkaa nashqad ahan waa ka fashilmay inta yar kaliyah sida kale caadi mahan fimimaantiin oo dhan waxaa ku baxday fikir fiican ilaahay ha idiinku kuuleeyee guusha aad higsanaysaan

  • Nastexo ciqab ubilawatay sorry😰romiyow dhibkisi miyu bilaway

  • waakaasey haduu igu socdaa roomiyo oo sidii sii hore noobilaabey continue

  • Hada dawanaya manta dadka habsanka ku jira 😂😂

  • Aboo roomiyow wee ukala kacdayee

  • Roomiyow Actor buuxa waaye.

  • Hhhhhhh hhhhhh

  • Waar Odaygii Zhkpy Mr.Roomiyow Way Ugashay Walee 3.5milyan baa guri la siistay Sida Dhaxalsugaha Sucuudiga( MBS ) eesh qiyaasak beela waayabeee

  • Romiyo kkkkkkk

  • 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • 🥰🥰🥰🥰💋💟❣💚

  • Asxaapey aniga wxnku wareeray lcgta filinka lagu jilayo faalsi miyaa mise waa lcg dhap ah😍

  • Teamkan waan u bogay ruwaydahooda ilaa wax ku xidhan kaaf iyo kala dheeri go forward 😍💯👍

  • Maasha allah

  • Faynuus kudyudiyaha may taqaana fananad sare waankujecelnhy hadaad nala dareemayso kuduudiyihii burco one love🤣🤣🤣🤣

  • Nasteexa yaabtay caawa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • Romeo nasteexo amuu dilaa ani waa shakiyey🙄🙄🙄

  • Aar soomaliyey like haa lisaaro

  • Romeo🤬🤬🤬🤬saa u nacay lee ruwayad kaste tuug muu jilaa iyo qiyaanoole

  • Roomiyow wuuwataajirayee mxaa udanbeeydoona

  • Waa dhaqan xumo sidaan

  • Inta jecel in oow yaxye miirkisa so noqdo oo aay isaga iyo nasteexo guleystan likta

  • .

  • waxbaa ka dhacay runtii cajiib😆

  • Dadkan leh naga yareeya xayaysiinta Filmka khrshka ku baxa ma idiinkaa dhiibaYa😏 SoomaLidu meel walba ReermiYi nimaY La galaYaan🙄Abuukar Mahdi Keep Going Abti🙏

  • Plz jawiso isoo raadiya dar ale baaaan Ku jeclahay

  • Romeo is Back Action

  • best acter is Romiyo 😍😍

  • faynuus shiiq daaahir wir aan kufurno kulahaaa jilaaa 2 mahan

  • Maama feynuus gabadhaas ks reeysey wlhi Hhhh😅😅

  • Romeo xoolihi abtigiis boss bas ayuu ku bashalaya cawa ileen dheemnaka boss ayaaahaye oo Yaxley udhbh

  • Xujo best film 🎥

  • مةابيص

  • Mash you have a good time with I love it to be

  • Romiyow mafiya nima ayu laso baxay Lakiin xola dadow xolo manoq dan saxiib garash kaga is ka ad kk

  • Mama Faynuus 🤣🤣🤣🤣🤣

  • Romeo uu soo laabtay haduu wax waalayaa real gangster

  • Romeo uu soo laabtay haduu wax waalayaa real gangster

  • Romeo uu soo laabtay haduu wax waalayaa real gangster

  • Garaashka garaashki reer cali ragaash umaleeyeba

  • nasteexo sirta adaaa og bananka😭😭😭😭keeeen omg

  • Ala wa bil barakysane kadaaya musica plz san udaawnayno ayuunbad music xarana nasoo galinaysaane 🙏🙏🙏

  • Wxn u maleena inuu romeyo naqandoono burcad ka ganacsado diamonds ka

  • Abukar Mahdi wlalkyga soonka ka Dib Inoo soo daa qaladaadka aan ku ciid nee mahd snd

  • Masha allaah waa idn slma asxbta dhan ramadan kariim allaah na waafjiyo lelatul qadarka aameen insha allaah Mida kle like saar hee asxbta wa mhd snthiin

  • Romiyo innu tajiirayo wan ogaaa

  • Xujo isbuucii labo haben miyaa laga dhigay ilaa goormee walee xalay hadan ogaan lahaa ima dhaafi laheyn

  • Waan soo daahay kooxda habsanka kunjiraaa weekagaan

  • Director abuukar mahdi waan ku salaamay marka hore ramadaan kariim diractor waxan kaa codsanaa hadaad lambar whatsap leedahay inaad ii sheegto sidaan ku heli lahaa lambar whatsapkaga maxa yeelay aad ayaan kuugo baahanahay waxana joogaa dalkii hooyo ee soomalia waxana rabaa si qaas ah inaan kula hadlo wax dhibaato ahne mawati mahad.sanid

  • Romeo maalin taajir noqdey Nasteexo wey qaracsan tahey Waa lagu dulkaabey Nasteexo

  • Waxan umaleynaa cabdi xamiid inow police dhar.cad yahay

  • Yourwellcome abukar mahdi keepup the good job all of you may Allah protect you Allahuma amin ☝👏اللهم یحفظکم اللهم امین ☝👏 🌹🌷💐رمضان کریم pleas bring out more movies thank you very much

  • Romiyow nin nagacilmi bdn

  • waley lacagtu wey hada shaa bal arag manta romiyow shidan madax ah shley garashley ayu aha 😀😂😂🔥🔥

  • Asc reer xujo filimku aad baa joogaa helay laakiin dadku waxay naacaan links aasbaro was oday duqa waxu u xiirtay 18 bilaa caleeg ha sida dadka waawayn ha uxiirto

  • Ahha cajiib gabdha la yabay markay wax loo shegy bay naxday haahha yab ka gashy

  • Ahhaahahha

  • Rommiyo daacadad ku qurux badnayd wlo

  • Film marku dhamaado subscribe idinka rabaa . please youtube kuso biirin somali my tolkey

  • roomiyow mar kasto laadir kama dhamaado 😢sorry nastexo qaran

  • Wow filmkii waji cusub yu yeeshay no sii dheereya please

  • Good job Best

  • Filmkii haduuba sii mcnday

  • roomiyooo garaashle kkk waaanuureysaaba

  • Xujo masha alllah hormar wacan wlllaha halkan nagu so gudbiyo films xisa badan

  • Aaaaa 😂😂😂😂😂😂😂😂 roomiyow roomiyoow buuga naxariista ilahay kabaq 😂😂😂😂

  • Waxbaa qabsaday haweenaydii nasteexo aheed hayaay dooliga 😂 roomiyow maalin qura kutaajiray kuciyaar kuciyaar islaanta yaxyaa kulaqabaye 😂😂😂

  • Romio marko saan u galayo nasteexo waxaso xasuustay kaaf iyo kaladheeri İlhan xarago ti ku dhacday cml a nasteexo ku dhacday🤣🤣🤣

  • Abow abow romio vs nastexa salaan gobeed team brother @abukar mahdi 🙋‍♀️👀👍😂😂😂

    • Salaan sharaf walaal ina mohamed respect

  • Fayus sheqa dahiir noloow

  • MAAMO FAYNUUS

  • Ramadan Mubarak

  • Yaxye waa ogyahay wax walbo wuu isdabaa linayaa diamond kaas suuku qaato kaligiis buurabaa wlh igasiiqora maskaxdiisa waatamaam

  • Asc danta mala mogo Lakiin nus sac wax socanayo Nussac idh madax xanun Waxe walalkiis

  • Wllhi waan idin taageeraa

  • Filim iga gadan

  • Romeo is an OG 😆 🤣 😂

  • Asxbta ruwaayada weyshidantahaye lkn xayeeysiinta nagadaaya

  • Romiyow laadar aeen isku nadal😂😂😃😃😂😂😂

  • Romeo DiamondKii Buu Ku Baashaaalaye Durbadiiba 🤣🤣🤣🤣

  • Romio gaay gaay uu noqdey...

  • Filmaka cilka romiyow kadaw wllhy😭 viva Nastxo iyo yaxye

  • Alla sabiriin wan uxiisay wallahi🤩😘

  • I love dayniile❤️🩸❤️ Rer dayniile Meel walbo ad joogtan muuqda oo jira🩸❤️💝

  • Wan jeclaan laha kiisaska qaar inay noqodaan kuwo hore loo heli yacni yagoo dhan hore loo helayaa qofka gaystay lkin kiis haduu dheeraado waa xalad sidii kaaf iyo kala dheeri ama kiiski qawdhan oo kale abukar mahdiyoow wllo hh