RASMI RAYS OO SO BANDHIGTEY WILKEDA MUCAAD YARE

Publicerades den 1 apr 2021

Kommentarer

  • Rasmi penalay

  • Walal waad mahad Sanjay lakiiin karoonow waa cawane

  • Mashallah strongest woman singers 💕

  • MnChalH 🥰🥰💗❤

  • ماشاء الله تبارك الله الله يبارك فيك

  • Wlshay qali alkin adina iska cafi cidi kugu qaldanty sid cida tidhi wy so dishay wy iska xaqday iyo cidi hawlaha kale ka gadhayba sida ninki nacska noqday

  • M.a wlshay qali allaha ku barkeyo mucaad I.a allaha ku barkeyo

  • M.a wlshay qali allaha ku barkeyo mucaad I.a allaha ku barkeyo

  • 😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓

  • Waxaan oodhan beenmey noqon karaan rasmiyey

  • Been badna 😂😂

  • Mashaalh

  • Ilmaha inu fake yhy iyo inu ruNyahy kliya wxa kla saari kara QoF dumara

  • Inta farhaN wadata like ii zaara🤤🤤

  • Hnplyo hnplyo

  • M.a wll qli

  • Tuuygo tuugo 🤣🤣🤣🙄sirkaaged lagam sal gaaro🥱🥱If this happened, who would trust you?

  • Masha Alaah❤️💕🥰

  • Ale ha idin dhawroh

  • M.a Allh kuuxafido

  • Masha ALLAH wa nuucI Ragaa DHALAYSAY.

  • Been in ay sheegeeyso indaheeda ayay ka muuqataa

  • 😢😢

  • Maxaa farxad ah dad is heesto waa ceyb xishoo

  • Allh kudaayo wiilkada apayo

  • M.a rasmiyey wan runta hooyo saas waye allh kudeysto

  • Mnshalla

  • Masha allaah wll mcn ilaahay haakuu daayo

  • Beeni raad maleh

  • Marna farxaan ilmihi ubiga dilaay marna u nolyahay wakana

  • Ilmooo isdaqdaqajineen halke lagacarkay

  • Eee ilmoo mahaaaaaa

  • Waa buuube waxay xaaysooooo

  • Shumiska hoyo alxllh 😍😍

  • M.a ❤❤

  • 😡😡😡Maskaxdii ayaad naga wareerisen hooyadin wase Balayaa is guursty iga aamuusa 😂Aar like isaara de wlhi wan xiiiqe

  • Masha alah ilay haku barakeyo amiin wll inti cuna isha ilahay haka ilaliyo

  • M.a

  • Mnsho Allah hpti Alle ha ku dhawro

  • gseska bidix yaka fadhiya saa u dayesid layapy

  • Benaleyy farhaan wxba umay dhalin

  • War jaceyl yaa kii danbe soo daawadey ka bacdi halkan yimi🤣

  • Mashalaah alle hakudayo

  • Allah ku deysto abyo

  • Mashaa Allah ilahay ha ku barakeeyo

  • Naa adigu madoratahy peen padnidaa hay cunug marki liisku daro dilanki iyo inta uu adunka jogy inta uu uurka kujiry maledahy ana dhaly xishoo openta daa

  • I love this prank

  • Mash Allah aboyo

  • Mansha allah

  • Masha Allah hampalyo

  • Wll kayga baa la dhahaa muad

  • Rasmi wacdalle nin ma adan gursan rali ahow abayo

  • That’s not a baby that’s toy walahi 🤣🤣🤣🤣

  • Sir naged lagama salgaro farxad isaga isfashiliyeey 😂😂😂😂

  • Mashaa Allah Huno Xijaabka Aad Baad Ugu Qurux Badan Tahay

  • maxaa qabxo puntland ka timi magaca soomaali qurmisay😀😀😀

  • waa gashatay si fiican 👍👍👍👍👍

  • Diigbaxa waubadan yahee ee nokala saar

  • Maa shaa allaah

  • prank kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • Masha allah Masha allah guuuuuuuuul sister allah ku barakeyo allah ku xiftiyo walal Masha allah guuuuuuuuuleyso

  • ilaahay haku dhowro abaayo mcn adiga iyo wiilkaada 💖💖💖❤

  • Wcs abayo🥰

  • Alle haku dkawro abaayo masha allaah

  • Wooow mash Allah Rasmi am your fans and I like your prank ❤ and I believe you are smart Somali lady keep going sister

  • Maansha Allah hbbti

  • M.a wllhi ..illahi haku xifdiyo wllshy mcn

  • Walaal qof caana ma aqaan iyo qof shout-out ii sameeya ee walaal subscribe ta Illahay darti iigu saara waxa laga yaaba inad channel kayga ka hesho

  • abayo masha allaah wiilkaada illaahay haku daayo abayo anigaba caloosheyda saaid loma garto carur badana wan dhalay xita dariska ma ogadan markan dhalo unbay arkan allxamdullilah

  • Mnzh ALLAH ILAHAY hku dhafo

  • Rasmi walal guuleso walalo

  • Jilitaanka aad baad ugu fican tahay waxan soo dhamaystay labadii xalqadood ee hore😀😀

  • Subxaanalaah cunugagad wayday sidad u odhankasta waxba igamuu noqon oo wan haysta yado beena bilaa dareen baad tahay

  • M.allah allah no dhaafo nunaheena

  • Mnsha allah wlo ilahy hku xifdiyo

  • supraise

  • maansha Allah abyo mcnto Allah kuxafido

  • M a Ramsi Allah huku xafidyo walshy mcn

  • Abaayo cajiib baad tahay. Sided ula kaftamaysa nin aad kala tagteen ama aad prank kaga ugu so dari karta

  • ilahey wilkaka hakudesto

  • MASHAALLAH ALLAH HA KH XAFIDO BABY MUCAAD ❤️

  • Film kan anuu manto axad ah unban ka war helay 12/4/021

  • Heesho rajanaa

  • Masha alhaa wiil farxad

  • From king ck wllshe

  • Inta prank inuu yahay kadip timid halkan like ta

  • Masha allh walashey

  • Masha'Allah Tabaarak Rasmi Rays illaahay Hakuu Dayoo Kuwa Khayr Qaba Illaahay Hakaaga Dhigo Hooyo Wanagsan Baad Tahay Guleeyso Wllo❤👍

  • M.a

  • Dadka ka rumeystey ayaan layabey, ilmuu waa caag waa la arkaaba🙈

  • Abayo korso caruurtada❤

  • No more qarabo

  • Ifka Sharaf kujog naag nool wlhi guulesyso abyo

  • M.a Allah kuu dhowro

  • maashalaah abaayo ilaahey hakuudaayo❤❤❤💋💋💋👄

  • Allah kudayo kulana koriyo

  • kaala raxmo oo wali uur leh ma arga wara beenta naga daa wllo

  • Ya so booqday after prank 😂

  • Waan kaxumahay abayo ninka xun wuxuu kugu sameyay iska samir

  • M.a mcnto ilhy haku xafido ♥️