SAFIYA TUSMA OO KA HADLAYSA SIDA WAX U DHACEEN

Publicerades den 27 apr 2021
SHEEKADAN WAA IFTIIMINTA BILOWGA IYO DHAMAADKA WIXII DHACAY

Kommentarer

  • Asc Somali Maxamed Ramadan kariim Wxan la hadlaya Walashey Tusmo 👸🏻 Huno Sadar Muuqda sual ka dhan walashey wxan ku leehay Jacayl iyo ixtiraam inba agteyda kaga saidey 🙏 Wxan leehay gabdha somaliyeed 👸🏻 aan anagu isu hiilino isu naxariisano si ilahy inogu naxariisto 🙏 O daya gabdha Adku diganeysan Kor naaged laabo ISMA dheera Wxa ku Dhacy gabdh walbu ku dhici kara e Dumaroow Aan isku Naxariisano🙏

    • Lllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllpllllllllllllllplplllllllllllllĺllpllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllĺĺlĺĺllllllllllllplĺĺlllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllĺlĺlllllplllĺplĺllĺllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllpl LLP lplllllpplpllppppplppppppppplpppplpppplpplpplpppplllppplpppplppplppplppppppplppplpppplpppllplpppppplpppplpppplppppppppplpplppllplpppplppppppppppppppplplpppplpppppllppllppllpppllllpplpppplppplpppplppppplplpppppplpppppplpplppplpllppplplppppppplpppllplppppppllppppllpplplpppppplpplpppppplplppplppplppplppppplpppppppppppppplppppppppppppppppplppplllplllĺĺĺlllllllĺlllllllllllllllllllllllpllllllllllllplpllllllllllĺplppplllpllllllpplplllllĺllllllllllllllllllllpllllllllllllllllllllllllllllllpllllllllllllllllplllllllllllllllllllllllllllllllllplplllllllplllllllllllllllllllllllllllllllllĺlllĺĺĺllllllĺllllĺlllĺllĺĺlĺĺllĺlĺĺl

    • Habaryahay iskadaa inanka kayar we inta cajuun cajuuso xishoo inacajuun waa inan wanagsan lan shere cajuuso uf uf xishoo

    • Ninkas hatawa ino adika guxumey hamoodin wll sharafta Allah hakaqaado

    • @addoonti alle11

    • @Luis Kashton Yea, I have been using flixzone for years myself :D

  • We bleave tusmo 🥰

  • yaan laxidhin markaad dhahday baa madaxa i qarxay xitaa dabool iga saarmay dhibkaatada ay tabanayso

  • Safiyo Tusmo iska ilow somali waxey dhahdaa ceeb waa sedax mallin ee iska illow waxii dhacaye marka sofadhisato arimo kale keen wan kugo tagersanhye

  • Hadad doonaysid in ilaahay kuu hiiliyo hee heesaha jooji

  • Ilahay haku caawiyo maamo

  • Iska sabar hooyo🥰🙏🏼😡

  • Wxaas cml waan togaan lahaa

  • Ilaahay Hakuu Gargaaro Wll Safiya

  • RAMADAAN KAREEM

  • Wllhy mar kasan ragaba naca hoyo alle qalbiga ha ku qabojiyo ragu ma wada xuma lkn qar xuun ba ku dhex jira

  • Khabaxd been badan aya thy

  • Sorry wlhi Qalbigaaga ayuu QODAX ku noqday😢Alle qalbiga hakuu qaboojiyo Amen yaa Rabi

  • Paul

  • Alle wa dumare mu gursado

    • I am sorry for what happen to you. Be strong. Pray Allah to give you peace. Aameen yaa Raab

  • He sounds like he's a bipolar narcissist. Subhanallah..so many somali people have mental health issues that need to be addressed

  • Kalmaday tidhaaho wuuu yidhi wlhi wxd moodaa inuu isagii hada hadlayo Inan Gumeed Inan Gumeed Dhalay Samaroon Wxn leeyahay Ninkaa Gabadha Magteedii Ka Qaaaada...!!!

  • Naa u got busted nayaa come out with better Thant that .

  • Nasiib xumaa Ugeysay xaqiiqadii in uu ku helay adiga hadan uu ku dayacay.😥😥😥

  • Lkn madan carur laheen lacagta maa ayaga meel udhigto intaa sinatra isaga

  • Cadawgaaga unoolow safiyo ciiltira samirka badi waad gabadhu guusha

  • nin aan ku qabin sideed ooga ogolaatay waxaas oo dhan guur ma qarsooma lacag keen markuu ku yiri ayaat ka gaabsan laheed waano ha kuu noqoto

  • My my ma qaldanid alaah ayaana kuu abaal gudaya insha alaah

  • Salan sare seynab ixtiraam mhdsnd wlshs. Sida wngsn ad ula talisey & wanadada wngsn marku qof dumara dhib ku dhoco wan kula qaba iney hal meel uga wado jeestan oo aaney is kala qaa qaadin waa iney is cawiyan adunka waxan dhicin ma jirto lkn waa laga gudba hora loga socda wl hadad isku xafad tihin laxiri oo lataliyo is arka hadad waqti hayso fikradaha la wadag wa inan is cawino meel walban joogno kor haween kobo ismadheera fikirkaga wngsn aad bankaga mhd celinayaa illahey ha idinxafido adiga &carurtada

  • Thanks. SiS😍🙏👍

  • Waxaad aad ledahay heygu dhacaan asigeey kudhacayaan insha alaah duli

  • waxa iga yabiyay inu jiro qof sidan wiilkan ubuka inu jiro lakin alla jira jirina dona laga yaba inu ilahy balayo kale kaga weciyay way jiran masibo ka wayni wlll lakin ha qalbi jilicsanan

  • Maashaa allah safiyo geesiyad baa tahay ninkaana Allah haka abaal mariyo waxa uusameeyay

  • daacadnimadu ha kuu hiiliso

  • I am sorry for what happen to you. Be strong. Pray Allah to give you peace. Aameen yaa Raab

  • SubhanAllah 😭😭😭

  • SubhanAllah

  • Illahoow qalbikeyda daji aamiin dha ha 😪😪😪

  • Habar yar Macan hadaad sinesatay adiga ayaa laku xisabinayaa ciidii ku aminsan iyo kuwa aan ku Amin Sanen ba wax ee kaaa badali kartaan malahan høre u soco waan daremaya waad ku waneysaan quf WENAYAa tahay hada jacel qaday lkn somali waan qancinaya hadaad dhahda waad wala neysaaa eee cadi iska dhig ha a u bixin waxa la dhaha haya fillm waxba ikama kalin ladha haya dhagso

  • Jacel yaraaan wenaan malaha QUF WAXJECLADAY ADIGA UGUMA HORESID WAA DAREMI KARAA

  • Man fahmin weli

  • Ax ax ax ax 😭😭😭😭😭😭

  • Waxaad qarsata wayku qarsadaan kasheekeey

  • Malaaig ma ahan maxaad udhoorw dhoowreeysay ka sheekeeywa ligaa

  • amin amin amin amin ya rabi

  • waa runta

  • Asc

  • Ilahey hana asturo

  • Tusmo ani gargar alln kuu weediiyay

  • Walaal ha dambaabin illaahay siduu rabuu awoodaa oo dharaar ka dhigi karaa wixii uu doono saad mooday maaha xoog buu leeyahay xeelad buu leeyahay wuu ku maqlayaa ku arkayaa ha moodin in aanu waxba cadayn karin ama aadamoo kale yahay xaggee eegtay sow dunida isagu maleh cirka iyo dhulka iyo inta u dhaxaysa

  • Allaha kuxafido walal marwalbo garabkaaga ayaan ahay duco iyo garab inshallah dhammaan gabdhaha Somaali yeed.sharaf ayay mudan yiin.

  • Waa ramadan wan 10 ugu danbeyY allah ka baryena gbr walbo dhibkaa hesto midke hoyo tusmo cml.allah la baryaa in naga dul qado ceebahena allah asturo allah kaliya gbr nasiin karew

  • Safiyaay Dhaartaada Na Deeqda Indhahaade Ka Muuqataa inaad Run Sheegeysid Abaayo qaali Iska Sabar Farxadi Waaa Kuu Hadhowe Inshallah Guul iyo Gobonimo ayan kuu rajeynayaaa qofti Dhaarata Waxaa Ka Xun Kii Aamini Waayo Ciyaalkeeda Ayay Ku Dhaaratay Hooyana Caruurteede ifka U Jeceshahay Ee Kuqanca Soomaalaay Aniga marki Hore Waan Kuqanacsanaa Hadalada Safiyo Oo Been Luguma Baran qofka Beenta Sheegaya Waa Cabdi Ciise Cajuun Oo Indhahiisa ayayba Ka Muuqatay Ee Sheekadaan Hala Soo Afjaro inshallah Safiyana Waxaan Ilaahey igu Baryayaa inuu Ilahey Xaqeeda Soo Dadejiyo inshallah

  • 😭😭😭😭ax xanuun badana wa qisadii ugu xunun badned abid aan dhagesto balse alx dadka hadalkodo aniga ma amino wayo hadaladi danbo oo safiyo lagabeen abuuranayay ban amini laha wayo safiyo waa qof mesanman oo waxyabahas iskalafac weyn ilahow udhibdhaam hoyada somaliyed

  • Asc wll tusmo sharaf wll wxkasta wadhacan adunkan lkn fejignow

  • wajiga iskaso ferey habaryaro naga xishoo beeni raad malee

  • عَنْ اللَّهِ تَبَارَكَ وَتَعَالَى أَنَّهُ قَالَ يَا عِبَادِي إِنِّي حَرَّمْتُ الظُّلْمَ عَلَى نَفْسِي وَجَعَلْتُهُ بَيْنَكُمْ مُحَرَّمًا فَلَا تَظَالَمُوا

  • Abaal kaa ayaa Ku helay adoo qof Wayne ah maxaad umeher xaday hablihii yaryara ayaan yeelin sidaa hadana iska ilaw sheekadaa ka hadh

  • We love you mama

    • You are naive and he was manipulated but how did you travel to this deval man but you are woman who where in love ilaahay u samir

  • Alle.hakuu.saqiro.qofkastoo.isku.dayo.xumantada.asiga.alaha.ku.cesho.aamiin

  • Kkkkkkkkkkkkkjwaaninwaalan

  • Nin xuni muxu gabar kudhaely

  • Any tribalistr is not somaliland walaal la tasho adeero sheekh cabdilaahi cali jawhar oo ah farakutiriska ka nool waxgaradkeeni

  • Hero we love you sister

  • 7 ciYaalaan leeYahaY iYo kuraY baan daba boodaYaa waa iimaan xumo

  • Safiya halkad istagto hadu so istago uga tag doqonka calmo alle ha ka muujiuye

  • Hadu ku so qaraco ha ka qaban ha la hadlin block iska saar socail media uu kugu jiro

  • Call usa outhorities all the record will be there and he must face full force of law

  • Why did noy

  • Arinto was booshaq walaal justarintu dhiriw bay noqotay where is our beloved culture move on

  • 😭😭😭😭alla hoogay tusmoy salad kasta oon galo wan ku so ducaynaya maamo😭😭😭😭

  • That's good point

  • You are naive and he was manipulated but how did you travel to this deval man but you are woman who where in love ilaahay u samir

  • Lol I don’t know if u exist in my books lol how can u make that claim... mada iga qasin wll sorry lol

  • Subxaanalaah casa wajalaah😭aaad ayaa hooyo logu dulmiyeey insha Allah kaas hortiisu kahelin😡aan uduceyno maamada ilahay qalbigana hakuu qaboojiyo😢waxaana dhici karta gabdho kale oo saa udulman inay jiraan ayagana waxa kula talin lahaa inay ku cibra qaatan oo maanta laga bilaabo ay goaan gaaraan hadii kale sida gabadhaas oo kale baad u dulmanaan doontaan🙏🏾🙏🏾🙏🏾u dagaalama sharaftiina gabdho oo gacmaha aan isqabsano🙏🏾❤

  • Safiya tusmo mamo adunka wax walba wa la arkiye qalbiga adkayso wlhi labadinaba idinma aqano hadana isaga abti iigu tosan hadana adigan ku garab tagan nhy ha war warin hadad naga fogtahay iyo hadad nala joogto ana garab kaga tagan inzha allah xaqiq du dibada way iman inzha allah

  • Naag walba nin somali wax ku darsato masiirkeeda sidaas uu danbeneyso I said what I said

  • Ciidagale oodhan miyey kaa qaban wayeen walhi dad nool maaha . Ma inan caadhkeenii ayaa sidan ugu ceeshootay dhulkeedii talay tolay wadankii ragma joogaan sorry ....

  • Walaal ala aamina ma iisho ninkani ma aha nin dhaqan iyo caqiido leh anoo ah qof reer sheekh isaxaaqa ah samir xaga ihaahay ayey cuqubo ku dhici doonta

  • Waxa layarahda sirmaqaba saba biyo u celsha waa mahamah qalbigaga Alah ku dajiyo ruxu dhibkeysta Allah ka abalmarina sabar Allah ku ku qudiyo

  • Ceebiyo caydhba waxayraacday Nin xun Xaalgudoon

  • Noloshayda cajal Soomaali kusaabsanoo Intan soconayo Maan dhagaysan. Sharaf bayse ii tahay wixii ugu horeeyoon kaa dhagaysto inay tahay dhabtiiyoo dhamays Tiran. Kaliyah dhibta ku haleeshaa ah markii ugu horayseed wajigiisa xun aad aragtay in aad sii haysatay. Se taana waxaan u saarin in aad sixranayd ee uu yahay ruux waxaasi kasuura Gali karaan ee aad uliita. Gob Baat tahay geesiyad na ah se musiibo shaydaani ku habsatay. Guulayso my dear🙏 wax walboo dhankiisa ahina Noloshaada ka Saar oo kasifeey. Soomaali danbe na haysku dayin inaad ka xumaato warkooda iyo qancintooda. Eray Danboo axadkaasi ku saabsan intaad nooshahay haka soo hadlin ka qubayso dhibtiisii iyo wuxuu ku mariyay wax aan kugu dhicin na kasoo qaado. Kaliyah hakuu noqoto waxaad ku cibri qaadato caqli iyo xigmad na ka dhaxasho.❤️

  • Wallasey safiya tusma wanku aminsanahay wll Naga rali noqo hadan niman nahay

  • Anoon sheekadaada in badan kala Socon se dhagaha un aan ka maqlay Dan na ka lahayn. Hadana aan cajalkaaguba hal daqiiqo Bes ka dhagaystaan kuleeyahay wax walboo dhaco horay uga Soco dibna ha u eegin. Qalbigaygoon ku kalsoonahaana ii sheegayo in aad tahay dhibane misane geesiyad aad tahay intaasina iga badan ee ii noolow dear🙏 Jacaylku waa wax waalan cidaan kuu qalmin noloshaaduna qalbigaaga kusoo dhaceen inaad daqiiqad wax wadaagtaan na aadan isu quurteen buu qoorta kuu gashaa. Ruuxaan dib u eeginee inta Isla yaabee isku qoslo qaladkuu naftiisa ka galay iyo inuu Ruuxaa isu quuray un baa ka guulaystoo ka gudbo. Sax iyo Qalad na wixii kaa dhaco Cid kale xaq Uma lahan xugminteeda. Iska daa guuree xataa hadaad wada sinaysan laheedeen uu farjigaagoon meelna ka maqneen qadka soo dhigi lahaa Ima cuslayseen waayo adaa leh cidina xaq Uma lahan in ay jirkaaga iyo Noloshaada kugu xugmiso adna xaq ha isiin Aadmi xumi in uu sharaftaada meel uga dhici karo. Su aashaydu waa Safiyaay goormaad ruwaayad ama hees cusub inoo soo Saari howshan na aan uga cara gadisanaa❓ 😅heestii hobaboo hoqoo baa anigu aad iiga badneyd iyo quruxdaada Alaha kudhowree.

  • Hooyo safiyo wa kula daremaya 😥😥inta ceebtada raadisa alle ha jaa ifayo

  • Magtaada halaga qaado baastarka

  • Doqon doofaar ah oo u jabtay weeye kaas uuf 🤮🤮🤮🤮🤮🤮😷😷😷👈

    • Safiya sidaad Fanaanad noogu ahayd 🎤 baa haddana noogu tahay ciise cajiin waligey Ma arag mana aanan aqoon adi uun baan kugu baranay dadka taageeraya waa dad

  • Rag kulama dhalan miyaa aawey tolkaaga may garaacaan waxa oo shaqo ka qabtaan

  • Somali land sharaftaada baa ka weyn oo ka qaalisan sharaftaada waa la difaacnaa

  • Kaas nin rag ah lama dhihi karo 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮👈 UUF

  • Inaa reerkeyga iga doono dhahdo bay ahayd

  • Safiyo marka hore baa cheap iska dhigtay

  • SUBHANALLAH ALLAH SWT HAKAAGA JARO WUXUU KUGU SAMEEYAY INAN GUMEED WEEYE WAXA DOQON KA AH DAYUUS DULI LAGU ROONE AH KUGUMA UUSAN KALSOONAYN

  • Waalhi abaayo safiyo tusmo markaa dawaday waan oyey abaayo qalbikaaga alle hakudujiyo

  • Waan ku salaamay Asw

  • yabay aniguye waxa ee kashekeyneyso tusmo ma dhab baa mise waa filim xalad kale waryaa ila dhakafaarsan😳

  • Waxa aan Allah kuu weydiinayaa inuu XAQAAGA Kuu soo Dhiciyo INSHA ALLAH Sawar Walaasheydiyeey.

  • Mamma tusmo sorry 😢 marka xiga wuu jira sixir why gabar somaliyed oo 🇬🇧 jogto ayaa nin madow ah malin wada ayado socoto tabtay kadib gabarti ninka iska daba socotay ila 3caruur kadhalay waxeey xey darentay ilmahi asago kudilmay 😢waxaa kuleyahay maamma hadu gurka kugu inkiray ilahey kudaa 😭😭isna quraan sar madaxana daji pleaz ilahey dhibta hakaqado 🤲🤲🤲wana kuso ducena inshalaah

  • Gabaryahay haddii wiilkani uu ku Sixray arrintiina waa Aakhira ee iska Samir Allana u dhiibo talada waxba ha Ooyine

  • mamo wankujeckhy xaramigan ujugu socan baxayey mom wanagsan batahy

  • Ani wax ii cadaynaysa inay is qabeen hadii aysan is qabin wuxuu oran lahaa waan is qabnay oo ceeb buu ka carari lahaa

  • Tusmo big Respect ✊ ❤️🇸🇱

  • Safiya sidaad Fanaanad noogu ahayd 🎤 baa haddana noogu tahay ciise cajiin waligey Ma arag mana aanan aqoon adi uun baan kugu baranay dadka taageeraya waa dad qabiil ku taageeraya sida nimco daabad iyo wariyaad Tv an isna Unsubscribe aan siiyey Dhibatada ku haysana qof walba oo Somali ah wuu dareemi karaa 😭 Qof dumara oo boskalada madaxa looga qabtay 🔫 Wadamadaan yurub hadduu joogi lahaa 10 years jail baa loo diri lahaa alaba qof u dooda iska dhaafee We love you ❤️ We love you ❤️

  • 😂😂😂

  • Waan soomanahay wn waysa qabaa wxn ku fadhiyaa saligii aan duhurka ku tukaday iyo casarkaba waysadii duhurkaan wali qabaa wxn isla saligan ku akhriyay suuratul yaasiin 3 mar baan dhameeyay wxn si taxadarle u dhagaysta qisadaada wxn sixanuun leh uga damqaday qisadaada wxn soomalinimo ahayn iyo muslim iskuma nihin oo gaara muuqaaga mooyee safiyaay dadka kaama aqaano waxaan si ilaahy dartiisa kuugu ducaynayaa in ilaahy inta ku gaartayna dambi dhaaf kaaga dhigo dulmiga lagugu sameeyayna sidagdaga rabigay kuu gu hiiliyo shaki kumajiro in ilaahy hadalkiisu xaq yahay ilaahyna wuxuu quraanka noogu sheegay in uu garb uyahay kuwa lagu dulmay aduunka waxaan ku qiirooday daqiidana la oynayay qisadii caaisha markaad soo qaadatay markaas oon mooday in qofka dulmiga laga galay ani yahy runtii waxaan kuugu damqday si aan caadi ahyn ilaa aan wakhti oynayay wax walbana way dhacaan markale anoo sooman waysa qaba aayaadkii ilaahy akriyay daawashada video gaaga kahore waxaan si ilaahy dartiisa kuugu ducaynayaa in ilaahy xaqaaga sidagdag kuu siiyo oo aad aduunka ku hesho xaqaaga aakhiran rabigay dambi dhaaf kaaga dhigo intaas yarta ah ee dadka qaar wax wayn ay u arkaan waa aduun bari ayuu dhamaan ceebna ta aakhiraa u wayn ilaahy adi iyo ani iyo intii muslinaba ha u gargaaro ilaahy murugada farxad hakuugu badalo safiyaay ilaahy dulmiga lagugu sameeyay abaal marintiisii hasiiyo kuwii dhibkaas kuugaystay🤲🤲🤲aamiin yaa rabi😭😭