Barnaamijka Qaraaxo oo caawa xiiso gooni ah leh waxaa gaariga saaran Fannaanka Khadar Keeyow

Publicerades den 3 maj 2021
Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
Astaan Tv 2021

Kommentarer

  • Horta heesteyda ma dawateen team astaan

  • keeyow wuu fahmay sheekada

  • 5

  • suuunka gaariga xirta

  • Qadar keeyow dulqad 100/100 m.a

  • Mansha allah reer muqdisho way naga samir badan yihiin alle ha u siyaadshee.

  • Afka xirta

  • 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣beat him up🤣🤣

  • Keeyow dabeecad mabaa leh bisin kaa

  • lol ‘em

  • Prank-ga Sanadkii hore run buu ahaa, lknse Sanadka dadka dhan waa ogyihiin iney Prank tahay.

  • Lkn In qof laga xanaajiyo sidee qaraaxo ku noqon kartaa

  • Kadar keeyow serious ka noqotay inuu qarax ku dhawaaday

  • war suunka xiro dhiid dhiid somalia heerbadinimo

  • Kaliya wuu ka shakiyay in prank ninku duubayo balse xaqiiqda ayaa ah in prank dhab ah uu yahay midkaan 🤣

  • Too much attitude 👎

  • Soon majıro mıyaa?

  • Kaalay aboowe macan itaabo kulahaa 😂😂

  • Yaa ila arky inuu hoos u qoslaayo khadar keenyow like

  • #King_CN_Official

  • #Subscribe isaara Walaalayaal

  • Khadar ino isla weyn yhy yaa ila arkey🤣🤣

  • Masoome

  • Waxaa la yaabay dadkaan la soo qabanaayo ayaka ma eegaan miyaa channel kaan waa yaabee aloore waa la isla fahan san yhy 😂😂

    • Haa lkn waxaa la duubay ramadaanka ka hor ma arkin miyaa gos goska ramadanka ka hor hadi kale fashil ee noqon laheed arinta

  • Soomali yaatahay ingiriis matihid😂😂😂😂😂😅🤣🤣😅😅😍😍

  • The one and only khadarkeyow aan ku faano

  • Jacylkayga khadar keeyow in laga xanaajiyo maba loo baahneyn💞 Vive team keyow❤

  • I think this guy Khadar keeyow is high

  • Ameen Ameen yaa Rabbi

  • Next fartuun bal balaadhka🤣✌

  • Astana waan idin tagara runti😆😆😆😆😆😆

  • Jiujjn 1

  • Walk keep going ✌️

  • Sunka mala xirto miya meshan horta

  • Qadar keyow qosalka oo isku cel celi noyaa Yaa ila arke

  • Arya wilkena woo xanaqay

  • Waaku sal salaaxanaa jirkeega taawo 😅 keyow mee dheheen

  • senewss.info/slow/gKqWlbJjatWUqsQ/video

  • inta bootada khadarkeyow dulqad uleh sida ani cml liketa dac kusi 😁😁😁🙏lgnd keyow

  • Ar soomali prank ayeey suxun ufahmeen

  • "Walalkeyga mcn kaaley"😂😂😂

  • 🤣🤣🤣🤣🤣

  • Lol🤣🤣🤣

  • Mansha Allah wiilka Yar edebta

  • Barnamijkan waa nuxur beelay ee wax kale keena waayo wax la isla ogyhay ayuu noqday

  • 3:47 Khadar keeyow wa anigo mesha tagan asigo gar la'an ah buu garka iska xoqona🤩✌️

  • Kkkk qadaroow nin daauud inuu dhiig leyahy ogaday

  • qadar keyow wad ka cabsaten markow degtay biyaha ku shubten

  • prank-ga aad waddo aan kaaga dhabeynaa kulahaa lol.

  • Sheekadaan dadka dhan social mediyaha kala socdaan mrka qofka luu samendono prankiga madaremo ma ka arkayo miyaa social mediyaha yaabka aduunka qof kastoo lagu sameye prankigaan wuu ogyahay jiliinle uwadaan inta igu raacsan liketa

    • Horey loo duubey muqaladan intan ramadan lagaarin

  • xanaaq ayaa uu dibnaha cunayaa intii ila argta like

  • Keeyow waad iska xanaaqaysaa

  • Wll like iisaar rajaan kaleeyahay yutub

  • Khadarkeeyow qosolkuu isku celi la'ahay🤣🤣😂😂

  • Keep astaan tv

  • Prank wuxuu qiimo lahaa inta ayan ogaanin dadka lagu sameynayo, hada qofki aad keentaanba isagoo ka sii warqabo ayuu gaariga soo galayaa. Badala strategy-yadan. Waxaa fiicneyd bil ka hore inaad duubtaan maalin kasta oo aadan sii deynin illaa qof kasta aad ka soo dameysataan. Hada waa la isku fahmay maadaama aad mid kastaa siideysaan.

  • Koyoow

  • Baaruud ku fcn

  • Ninka kuma heesto

  • Khadar keeyow gar maku yale mxuu salaxaya😂☠️😂😂😂

  • Hhhhhhhh khadar Ibrahim baranki aan caadi aheen

  • jecliya walal kenyow anigoo muqal kale dawanyo arakay goora kaso baxay ma. aqaano😂♥♥

  • The guy is cool..aniga morhore feer bilawi lahaa

  • Khatar my dariskega 😂😂😂

  • Walaahi qosalkaa iga dhamdey 😂😂😂😂

  • Barnaamijkan ii macneeya muxu ka walax yahay?

  • Don't try this😂😂😂you'll gonna be killed bruh

  • intee ila aragtay inuu xanaqay qadar keyoow ismujiyaa

  • Wll yal murada aya lehy inu illhey i sahlo igu so ducey 🙏🙏

  • Hadalka naga adkeeya qofku sidan ku xanaaqimaayee waxani qaraaxo maahe

  • Asc

  • 🤣🤣🤣🤣🤣✌️

  • Qadar keyow the one and only ninka kaliya an dhamaytay barnamijkisa

  • Walal Maxan idin daawana seatbelt ga naga aamusiya dhiidhii da ku hayo.

  • Aniga iyo khadar isku dabeecad ayaan nahay

  • Qadar shekada wxuu fhnsnaa cml ayeey u egthy

  • Inta Ila Aaminsan inuu khadar keeyow Muqaalkiisu Yahay midka ugu xiisa badan baraamijka Qaraaxo is muujiya 👇🇸🇴❤️

  • Samir badanaa keeyow

  • Hadiyada dhedhel kuma qadan biyaha lagugu shubay award baa ku qadatay hadiyada Qadar Kenyon 😁Qadar Kenyon keep going pro 💪 🤣😇😅

  • Somalia QoF qoF TaBta Miya La dilaan😱🥺

  • Runtii khadar wuu xanaaqay kkkk

  • Reer xamar dad aad u qabaw love from hargeisa ❤

  • 😂😂😂😂😂😂

  • ماشاء الله جميل جدا

  • Khadar Keeyow xanaaq see camal hee

  • War hee dhe ma cabsanahay🙄 keeyow

  • Way wada fahmeen fananiintu Sidan wax kabadala astaan group

  • Don,t play this guy khadar keeyow💪😂😂😂

  • Khadar keyow wa maska ciyaal ileen barasho ala barashoi wacanaaa

  • 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 khadar Keyow libaax wye

  • Bahasha dj wagone ayaa ku dheelay, wuu ogaa inta prank ee aheed in uu dhinaciisa kala qabsado aheed markaas xamaasad lahaan laheyd

  • FARMAAJO AABIHIIS AHAAW

  • Ar khadaraa fooridaan ku qoslay inta ila qososhay like isaar__waa ku shushuminaaH😂😂😂

  • inuu geesiyahy inta ila aragta like ✌🔥

  • Labadi barnamijka so martay ee ugu halista badnayd waxa wayeh khadar keyow iyo malyun maanka

  • Kkkkkk wlh films inan firanayo u maleyay khadar miyu sidas u cadho xunyahay haliis wlh astan tv dadka sidas camal ka daaya lakin muxu u cadhoday lama socdo barnamijka

  • 13:00 cajiib.

  • Wlhi bilaahi like baan sarayaa cometigan Wad dhaarate saar 😂😂😂

  • Anigu Nimco Magan rabaa ama maxamed qadar.

  • Qoraxdo so jeedo biyo ma la cabaa nin weyn a tahaye soon illahey ka baq oo soon 🤠